384 Views

Wasiir Gaashaandhiga XFS oo la kulmay dhigiisa Tanzaniya

Wasiir Gaashaandhiga XFS oo la kulmay dhigiisa Tanzaniya
____________________________________________________________________________

Arbaco:  25/2022

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumdda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzaniya Wasiirka Difaaca iyo adeegga Qaranka dalkaas marwo Stergomena Lawrence Tax.

Mas’uuliyiinta ayaa kulanooda diirada ku saaray xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Tanzaniya, si gaar ah arrimaha amniga gobolka iyo iskaashiga labada Wasaaradood ee difaaca.

Ugu dambeyn, Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya , Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa dhankiisa ugu mahad celiyay sida dowladda Tanzaniya ay ugu sameysay soo dhoweynta diirran ee isaga iyo wafdigiisu.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post