582 Views

Wasiirka Maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kulan la qaatay safiirka dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo  kulan la qaatay safiirka dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Arbaco:  25/2022

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta kala ah Kate Foster safiirka dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya iyo Ergayga Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Geeska Afrika & Badda Cas ee Philip Parham. 

Wasiirka maaliyadda, Safiirka Dowladda UK iyo Wakiilka Arrimaha Geeska Afrika iyo Badda Cas ayaa waxa ay kawadahadleen sii wadidda taageerada horumarineed ee Maaliyadda iyo dib-u-habaynta hannaanka dhaqaalaha Soomaaliya, sida uu sheegay Cabdiraxmaan Ducaale Beyle wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.

Dowladda UK ayaa waxa ay kamid tahay Dowladdaha sida aadka ah u taageero Soomaaliya waxa ayna qeeyb weeyn ka geeysatay Dib u habeeynta dhaaqalaha, iyo dhisidda Ciidamada qalabka sidda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post