567 Views

Shiinaha oo diyaarado dagaal u diray jasiirad uu Mareykanka isha ku hayo

Shiinaha oo diyaarado dagaal u diray jasiirad uu Mareykanka isha ku hayo
____________________________________________________________________________

Talaado: May 31, 202

Wasaaradda difaaca ee Taiwan ayaa maanta sheegtay in 30 diyaaradood oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo saddex-meelood labo ka mid ah ay yihiin diyaaradaha dagaalka ay shalay galeen dhanka Koonfur-galbeed ee aagga difaaca hawada Taiwan, waxaana ay sheegtay in ay diyaarisay gantaallada difaaca hawada si ay uga jawaabto.

Beijing ayaa ku andacoonaysa inTaiwan oo iyadu iskeed isu maamusho, ay katirsantahay dalka Shiinaha.

Arrintan ayaa kusoo adeysa iyadoo uu Mareykanka horay u sheegay in uu difaaci doono Taiwan hadii u shiinaha ku soo duulo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post