741 Views

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay deeq raashin ah

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay deeq raashin ah
____________________________________________________________________________


Sabti: June 4, 2022

Guddoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir Jawahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Barqab) ayaa maanta deeq raashin ah u qeybisay dadka qaba baahiyaha gaarka ah iyo dad dan yar ah oo ku nool Muqdisho.

Dadka maanta loo qeybiyay gargaarkan ayaa u mahdceliey Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana ay tilmaameen inay ku soo beegantay xilli ay baahi weyn u qabeen deeqdan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post