732 Views

Magaalada Galkacyo gaar ahaan dhinaca Puntland oo la sheegtay in ay ka hirgalin doonaan Doorasho qof iyo cod ah

Magaalada Galkacyo gaar ahaan dhinaca Puntland oo la sheegtay  in ay ka hirgalin doonaan Doorasho qof iyo cod ah
____________________________________________________________________________


Isniin: June 27, 2022

Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo gaar ahaan dhinaca Puntland ayaa sheegaya in ay sheegeen in ay halkaas ka hirgalin doonaan Doorasho qof iyo cod ah.

Sanadkii hore ayay ahayd markii maamul goboleedka Puntland ay doorashao qof iyo cod ah ka hirgeliyeen saddexda degmo ee Eyl, Ufeyn iyo Qardho.

Sidoo kale waxaa arintaas ka hadlay Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ah Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Puntland iyo xubno ka tirsan guddigaas, ayaa sheegay in ay halkaas gaar ahaan dhinaca Puntland ay ka dhici doonto Doorashadaas Walow aysan ka hadlin maamulka Galmudug oo maamula dhinaca kale madaama magaalada ay kala baran tahay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post