585 Views

Guddoomiyaha Gobalka Hiraan oo digniin adag u diray Galmudug

____________________________________________________________________________

Sabti: July 23, 2022

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa digniin culus u diray maamul Goboleedka Galmudug kadib khudbad uu u jeediyey dadka shacabka ah ee ku dhaqan degmada Matabaan ee Gobolkaas.

Cali Jeyte ayaa sheegay in degmada Matabaan ay hoos tagto HirShabelle, gaar ahaan gobolka Hiiraan, wuxuuna dadka dagan ku eedeeyey inaysan is waydiineyn halka ay ku jirto maslaxadooda si ay uga baxaan dhibaatada heysata.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post