705 Views

Shil diyaaradeed oo ka dhacay Giriigga

Shil diyaaradeed oo ka dhacay Giriigga
____________________________________________________________________________

Moqdisho,August 09, 2021 —Diyaarad nooca dab-damiska ah ayaa ku burburtay jasiiradda Giriiga ee Zakynthos xili ay ku jirtay hawlgal dab damin ah sida ay sheegeen saraakiisha masuuliyiinta deegaankA.

Lama oga sababta keentay shilka diyaaradda waxaana duuliyihii uu baxsaday isagoo aan dhaawac halis ah qabin, sida uu sarkaal booliis ah u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters.

Giriigga ayaa lix maalmood la tacaalayey dab ka kacay deegaano ka tirsan iyadoo kumanaan qof ay ilaa hadda daad guraysay Dowladda dalkaas..

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post