399 Views

Doorashada Faransiisk Macron oo wajahaya loolan dhanka midigta fog ah

Doorashada Faransiisk  Macron oo wajahaya loolan dhanka midigta fog ah
____________________________________________________________________________

Axad: April 10, 2022

Codbixiyayaasha waddanka Faransiiska ayaa waxa ay kala dooranayaan 12 musharrax oo u tartamaya xilka madaxtinimada ee dalkaasi.

Doorashadan waxaa ugu cadcad madaxweynaha haatan xilka haya Emmanuel Macron iyo hogaamiyaha xisbiga midigta fog gabadha lagu magacaabo Marine le Pen.

Codbixin lagu kala saarayo labada musharrax ee ugu codka badan ayaa la qaban doonaa laba todobaad kaddib.

Haweenaydan ku sugan magaalada Paris ayaa sheegtay in doodadaha siyaasadeed aanay weligood wax wanaagsan ka soo bixin siyaasiyiintuna aanay ahayn kuwo wax fahmaya.

Office Nairoibi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post