Wasiirka Amniga jubbaland oo magacaabis sameeyey. Posted on August 9, 2021 by QOL Contributor | isniin: August 9, 2021 Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu magcaabay Afhayeenka wasaaradda amniga gudaha ee Jubbaland. Wasiirka…Read more »
Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Nigeria oo la afduubtay Posted on August 9, 2021 by QOL Contributor | isniin: August 9, 2021 Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Nigeria ayaa la afduubtay, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay maamulka gobolka dhaca…Read more »
Daraasad ka dardaar werinaysa abaaro iyo duufanno dunida ku soo fool leh Posted on August 9, 2021 by QOL Contributor | isniin: August 9, 2021 Qaramada midoobay ayaa digniin ay soo saartay ku sheegtay in aadamuhu keligii ka masuul yahay korodhka heer kulka…Read more »
Taliban oo xoojisay gacan ku haynteeda waqooyiga Afghanistan Posted on August 9, 2021 by QOL Contributor | isniin: August 9, 2021 Taliban ayaa xoojisay gacan ku haynteeda waqooyiga Afghanistan, ayada oo saddex caasimad goboleed qabsatay Axaddii, xilli ay dagaalkeeda u weecisay…Read more »
Nin codsigiisii magangelyo doonka la diiday oo baadari ku dilay Faransiiska Posted on August 9, 2021 by QOL Contributor | isniin: August 9, 2021 Wararka ka imanaya Faransiiska ayaa sheegaya in maydka baadari kaatoli ah laga helay tuulada Saint-Laurent-sur-Sèvre ee dalka Faransiiska. Ninka la…Read more »
weerar culus oo lagu qaaday gobolka Canfarta Xarun caafimaad oo soo kordhay Posted on August 9, 2021 by QOL Contributor | isniin: August 9, 2021 Tiro dad ah ayaa ku dhintay weerar culus oo lagu qaaday xarun caafimaad oo ku taalla gobolka Canfarta ee dalka…Read more »
isbitaal ku yaal dalka Singapore oo laga saaray ilmo la rumaysan yahay Posted on August 9, 2021 by QOL Contributor | isniin: August 9, 2021 Waxa qaybta daryeelka culus ee isbitaal ku yaal dalka Singapore laga saaray ilmo la rumaysan yahay inuu yahay kii ugu…Read more »
Ra’iisul Wasaaraha somaliya oo hoygiisa kulan kula qaatay madaxweynayaashii hore ee dalka, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Posted on August 9, 2021 by QOL Contributor | isniin: August 9, 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hoygiisa uu ka degan yahay magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynayaashii…Read more »
Qaramada Midoobya oo doorashada Soomaaliya ku bixisay lacag dhan 7 milyan iyo 200 kun oo dollar Posted on August 9, 2021 by QOL Contributor | isniin: August 9, 2021 Xafiiska Qaramada Midoobya ee Soomaaliya ayaa doorashada Soomaaliya ku biirinaya lacag dhan 7 milyan iyo 200 kun oo dollar oo…Read more »
Wasiirka arrimaha dibadda Kenya oo si rasmi ah xarigga uga jaray dhisme cusub oo safaaradeed Kenya Muqdisho Posted on August 9, 2021 by QOL Contributor | isniin: August 9, 2021 Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Raychelle Omamo iyo dhiggeeda Soomalaiya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dhisme…Read more »