1896 Views

Wasiir Maareeye”Hadii Aan Arko In Soomaaliland Wadahadalka Lagu Dhagrayo Anna Waan Tagayaa”

Wasiir Maareeye”Hadii Aan Arko In Soomaaliland Wadahadalka Lagu Dhagrayo Anna Waan Tagayaa”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  23  February 2018 —Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya kana soo jeeda deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa soo hadal qaaday wadahadalada dhawaan bilaaban doona ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland.

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in isagu uu yahay Shaqsi doonaya midnimada Soomaaliya basle la heysto dhulkiisa

”Waxaan idiin sheegayaa aniga midnimada waan jeclahay laakin dhulkeygii waa laheystaa sidaas oo ay tahay hadii wadahadalada ay noqdaan mid soomaliland lagu dhagrayo waan tegayaa ayuu yiri Wasiir Maareeye”

Waxa uu sheegay in arrinta Soomaaliland ay tahay mid gaar ah laakin la doonayo in wadahadalada ay yihiin kuwo u baahan in daacadnimo Isfahan iyo heshiis lagu dhameeyo balse aysan ku imaan kuwo Koonfurta Soomaaliya kaliya ku kooban oo laga dhigo in Soomaaliland Xamar la keeno si ay doorasho ugu galaan.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment