6090 Views

DAAWO SAWIRADA:-1-Xidigle Faa’iso Oo Hab Fadhiyah kaga Qaybgalaysa Gaada Kacayaarka Ay Soo Bandhigayaan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya

DAAWO SAWIRADA:-1-Xidigle Faa’iso Oo Hab Fadhiyah kaga Qaybgalaysa  Gaada Kacayaarka Ay Soo Bandhigayaan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | April 12, 2017 –Gabdhaha ku jira Ciidamada Soomaaliya qeybahooda kala duwan ayaa waxa ay yihiin kuwo aad u kooban.

Nasiib daro Faa’iso waxa ay sheegtay maanta iyada oo caafimaad qabta in ay jeclaan laheyd ka qeyb qaadashada dabaal dega sanadguurada Ciidanka Xooga dalka 12-ka April, waxayna sheegtay in aysan ka maqnaan Karin oo ay maanta ka qeyb galeyso.

Waxaa nala gudboon inaan garab istaagno Furqaano oo aan caawino, maadaama dalkeeda, dadkeeda iyo diinteeda ay u hurtay Nafteeda oo wax ka qaalisdan aysan jirin.

Furqaan C/rashiid oo dhowaan la kulantay Wasiirka Gaashaandhiga cusub ee Soomaaliya C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa waxa uu u balan qaaday in dalka Jarmalka uu geyn doono, si halkaasi loogu soo dabiibo

03

05

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment