DFS oo maanta gargaar gaarsiinaysa G/Hiiraan

Khamiis: July 14, 2022 Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaa goordhow ka safartay diyaarad sida deeq gar gaar ah oo ay la socoto Wafdi ay hoggaamineyso Sii-hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye. Wafdiga Wasiirka iyo diyaaradda sida deeqda…