Farmaajo Oo Ku Dhaqaaqay Fal Ku Farxeen Shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho | QOL | 16 October 2017 –Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqday xarunta Gurmad-Qaran ee loogu tala galay in ay ka shaqeyso samatabixinta dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Soobe. Markii halkaasi uu gaaray Madaxweyne Farmaajo,waxaa uu la kulmay Shaqaalaha halkaasi ka…