Maamulka Dagamad Kaxda Oo Gacanta Ku soo dhigay Nin Geestay Fal Ka dhan ah Bin Aadinimada Posted on April 30, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 30, 2017 — Ciidamada ammaanka Degmada Kaxda ayaa u suura gashay in ay gacanta ku dhigaan nin geystay fal…Read more »
Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Kala Wareegay Safiirka Dalka Itobiya Posted on April 30, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 30, 2017—Madaxweyaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirinimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Itoobiya u soo…Read more »
Xulka Soomaliya Iyo Kan South Suudaan Oo Uu Maanta Kulan DH Posted on April 30, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 30, 2017—-Xulalka Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan ayaa galabta cayaaray kulan ka tirsan Koobka CHAN 2017-ka, ciyaartaasi oo aheyd mid…Read more »
Daawo Sawirada :-Wasaarad Boostada Oo Baaq dirtay Posted on April 30, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 30, 2017Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan, ayaa sheegay inay muhiim tahay in farsamada casriga…Read more »
Dib u Dhiska Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed? Posted on April 30, 2017 by Omar Farah | 0 Comments April 30, 2017 Dib u Dhiska Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed, Waa Tiirka Midnimada iyo Jiritaanka u madeena? Sida lawada ogyahay, waxaa maalmahan…Read more »
Shirka London ma Shirqoolbaa, mise waa Qowda Maqashii? Posted on April 29, 2017 by Omar Farah | 0 Comments April 29, 2017 Shirka London ma Shirqoolbaa, mise waa Qowda Maqashii, Waxna how qaban? Sida lawada ogyahay, waxaa dhawaan lagu qaban doonaa magalada London…Read more »
DAAWO SAWIRAD:-Ra’iisul Wasaaraha dalka oo kormeer ku tegay qaar ka mid ah Wasaaradaha dowladda iyo Akadeemiyada Cilmiga Posted on April 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 29, 2017-Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya MudaneXasan Cali kheyre ayaa ugu horayn kormeer ku tagey Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta…Read more »
Wasaarad Warafaafinta Oo Xaqiijisay Im Xeerka Saxaafadda Soomaaliya Dib u eegis lagu sameynayo Posted on April 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 29, 2017–Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta warbaahinta gaarka loo…Read more »
Gudiga Gurmadka Abaarah Qaran Oo Maanta Gortagay Golaha Shacabka Posted on April 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 29, 2017Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta warbixin ka dhageystay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha. Warbixinta Guddiga Abaaraha ayaa…Read more »
DHagayso:-Taliyah Ciidmada Qabyta 6-aad Oo Kahadaly Dilkii Loo Gaysatay Tahliil Posted on April 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Abriil 29, 2017 –Taliyaha howlgalinta Guutada Lixdanaad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay shil uu dhawaan ku…Read more »