879 Views

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in lasoo afjaray Khilaafkii ka dhex jiray maamulkiisa

____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 23, 2019 –Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Khubad u jeediyay  Goleyaasha kala duwan ee  Puntland, Waxaana uu sheegay in bog cusub oo dhanka Siyaasadda ah uu maamulka u bilaaban doono.

Madaxweynaha ayaa sheegay in lasoo afjaray Khilaafkii maamulkiisa harreeyay ku dhawaad halkii sano ee uu ka shaqeynaayay degaanada maamulka Puntland.

Waxaa uu sheegay in dhammaan Khilaafyadii jiray xaliyay sidda Cabshadda beelaha iyo qaar ka mid ah xildhibaanada maamulka oo si weyn uga soo horjeeday maamulkiisa.

Waxaa uu xusay in  xoojinta wada shaqeynta Goleyaasha Dowladda, uuna hordhac u yahay kulamo wadashaqeyn oo joogto noqon doona, si loo gaaro horumarka Puntland iyo in dadka la gaarsiiyo adeeygada dowliga ah ee asaasiga ah.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa dhankiisa sheegay in uu la shaqeyn doono Madaxweynaha iyo baarlamaanka, islamarkaana wixii dhacay ku dhawaad halkii sano ee lasoo dhaafay la xaliyay.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Khubad u jeediyay  Goleyaasha kala duwan ee  Puntland, Waxaana uu sheegay in bog cusub oo dhanka Siyaasadda ah uu maamulka u bilaaban doono.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment