345 Views

Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle iyo Masuuliyiin kale oo gaaray degmada Maxaas

Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle iyo Masuuliyiin kale oo gaaray degmada Maxaas
____________________________________________________________________________

Sabti: October 22, 2022

Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Safarka Madaxweyne Ku Xigeenka waxaa ku wehlinayey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale.

Ujeedka socdaalka ayaa ku qotoma dar dar gilinta howlgalada ka dhanka Ururka Al-shabaab ee ka socda deegaanada Gobolka Hiiraan.

Muddooyinkii lasoo dhaafay waxaa deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan ka dhacay dagaalo xooggan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda, kuwa deegaanka ee macwiisleyda iyo Al-shabaab, dagaalada ayaana geystay khasaare kala duwan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post