3267 Views

AKHRISO:- Waxgaradka Soomaaliyeed oo war kasoosaaray xalada dalku uu ku jiro iminka

AKHRISO:- Waxgaradka Soomaaliyeed oo war kasoosaaray xalada dalku uu ku jiro iminka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 02, 2017 — Odayaasha 135-ta Oday ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo ah Duubabka Qaranka Soomaaliyeed intooda ku sugan Gobolka Banaadir oo ka kulmay xaalada amni ee dalka Soomaaliya ayaa war ay soo saareen waxay ku sheegeen muhiimadda ay leedahay xasilinta amniga dalka gaar ahaan Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Odayaasha dhaqanka ayaa si gaar ah u soo qaatay dhacdooyinkii xanuunka lahaa ee 14-ka iyo 28-ka bishii la soo dhaafay ee October ka dhacay magaalada Muqdisho oo dad badan oo qiimo u lahaa Qaranka Soomaaliyeed lagu laayay.

x1 x2 x3

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment