711 Views

Ra’iisul wasaare Rooble furay shirka Guddiga Farsamada ee Qabanqaabada Shirka Wadatashiga Qaran

Ra’iisul wasaare Rooble furay shirka Guddiga Farsamada ee Qabanqaabada Shirka Wadatashiga Qaran
____________________________________________________________________________


Muqdisho | QOL | February 15 2021–
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay shirka Guddiga Farsamada ee Qaban qaabada shirka Wadatashiga Qaran oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Baydhabo.

Ra’iisul Wasaaraha oo habka fogaan aragga uga qeyb galay shirka ayaa guddiga kula dardaarmay in ay si hufan oo daacadnimo ah u gutaan shaqada loo igmaday.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa kula dardaarmay Guddiyada in ay keenaan xal buuxa oo ku aadan shirka wadatashiga dowladda dhexe iyo maamulada.

Waxaa uu sidoo kale u soo jeediyay in dhinacyda kala duwan ay muujiyaan tanaasul si loo gaaro xal .


xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post