5325 Views

Xidhibaan Siciid Xayle Oo Lagu Dilay Gaalkacyo

Xidhibaan Siciid Xayle Oo Lagu Dilay Gaalkacyo
____________________________________________________________________________

Muqdisho, June 26, 2016: Warar goor dhaw naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayaa sheegaya in rag hubeysan ay xaafadda garsoor ku dileen, Xildhibaan Siciid Xeyle, oo ka mid ah golaha deegaanka Gaalkacyo.

Kooxda wax dishay oo watay bistoolado, ayaa goobta isaga baxsaday markii ay dilka geysteen kadib, waxaana halkaasi gaaray ciidamada ammaanka oo howlgallo wada ila iminka.

Waa Mas’uulkii Saddexaad ee lagu dilo magaalada Gaalkacyo tan iyo dhalashada bisha barakeysan ee Ramadan, welina ma jirto cid dowladda Puntland usoo qabatay arrintaasi; sido kale ma jirto cid sheegayay dilkaas.

————————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment