1047 Views

Maamulka D/ Balcad oo ka hadlay howlgallada socda & khasaaraha ka dhashay

Maamulka D/ Balcad oo ka hadlay howlgallada socda & khasaaraha ka dhashay
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL October 08, |  2020—Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay ka hadleen dagaalada iyo howlgalalda ka socda duleedka degmadaas, howlgaladaas oo ay ka dhasheen khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Guddoomiyaha Maamulka degmada Balcad Qaasim Cali Nuur oo Risaala la hadlay ayaa sheegay in howlgalalda ay yihiin kuwo looga hortagayo weerarada ay Al-Shabaab geystaan.

Waxaa uu sheegay in dagaal kooban oo ay la galeen Al-Shabaab uga dileen 10  Xubnood sidoo kale Ciidamada dowladda ay Al-Shabaab kala wareegeen 11 tuulo oo hoostaga degmada Balcad.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post