915 Views

SAWIRO:-Shir ka furmey Sacuudiga & Wasiir Maareeye oo ka qeyb galaya

SAWIRO:-Shir ka furmey Sacuudiga & Wasiir Maareeye oo ka qeyb galaya
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 23, 2019 | QOL |   –Shirka Wasiirada Dalxiiska dalalka ku jira Jaamacadda carabta ayaa Maanta  si rasmi ah uga furmay magaalada Alahsa ee dalka Boqortooyada Sacuudiga.

 

SHirkaas ayaa Soomaaliya waxaa uga qeyb galaya wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).

 

 

 

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa la filayaa in saacadaha soo socdo uu ka jeediyo khubad uu kaga hadlayo Arrimo dhowr ah oo ku saabsan Soomaaliya.

 

Wafdiga wasiirka ayaa inta uu joogo Sacuudiga wuxuu kulamo la qaadan doonaan madaxda ka qeybgalaysa shirkaasi,iyagoo ka wada hadlidoona fursadaha dhinaca dalxiiska ah ee ka jira Soomaaliya.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment