204 Views

Codeeynta doorashada golayaasha degaannada Puntland oo bilaabatay

Codeeynta doorashada golayaasha degaannada Puntland oo bilaabatay
____________________________________________________________________________

vMaamulka Gobolka Banaadir ayaa wareegto uu soo saaray ku Wargaliyay Milkiilayaasha Mooto Bajaajta iyo shacabka Soomaaliyeed in la soo gebagabeeyay midabeynta iyo diiwaan galinta Mooto Bajaajta gobolka.

Wareegtada oo uu Warbaahinta u akhriyay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan ayaa lagu sheegay in uu dhaqan galayo amarkii maamulka laga bilaabo Barri oo bishu tahay 25-5-2023.

Sidoo kale wuxuu sheegay in barri ay Muqdisho ka shaqeyneyso Mootada A ee Color ka jaalaha oo kaliya, halka barri dambe ay shaqeyneyso mootada B ee Color Buluugta.

Ugu dambeyn Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir wuxuu sheegay in ciddii ku xadgudubta Amarka Maamulka Gobolka ee la xiriirta Mootooyinka A iyo B la ganaaxi doono lacag dhan 100 Dollar.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post