1005 Views

Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay dagaalka Mudug

Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay dagaalka Mudug
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 8, 2019 | QOL |   –Dowladda federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Guddi ay u diri doono degaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq oo ah meesha ay dhibaatadu ka dhacday.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment