450 Views

Dagaalka Ukraine:Ruushka oo uu so wajahay culeys xooggan oo kasii dari kara seddex maalin kadib

Dagaalka Ukraine:Ruushka oo uu so wajahay culeys xooggan oo kasii dari kara seddex maalin kadib
____________________________________________________________________________


Talaado: March 22, 2022

Wasaaradda difaaca ee Ukraine ayaa sheegtay in ciidamada Ruushku ay haystaan kaydad rasaas iyo cunto ah oo kufilan wax aan ka badnayn saddex maalmood”.

Ciidamada Ruushka ayaa heysta sahay shidaal oo ku filan muddo saddex maalmood oo kaliya, waxaana jira Taangiyo badan oo hareer yaala wadooyinka Ukraine shidaal la’aan awgeed.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post