273 Views

Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee UK oo ku sugan munaasabadda caleemo saarka boqor Charles Cusub ee UK

Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee UK oo ku sugan munaasabadda caleemo saarka boqor Charles Cusub ee UK
____________________________________________________________________________

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022

Waxaa xafladda caleemo saarka boqor Charles II ku sugan Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee UK sida Gordon Brown, David Cameron Boris Johnson iyo Theresa May.

Waxaa haatan si rasmi ah u socotaa munaasabadda caleemo saarka boqor Charles III kadib geerida ku timid boqorad Elizabeth II.

Sidoo kale waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay gaaraan dalka uk madax caalamka si ay uga qayb galaan aaska Boiqorada Uk ee khamiistii ku geeriyootay Dalkaasi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post