312 Views

Markii amiirada William iyo Harry ay dhaxgaleen shacab u soo baxay tacsi

Markii amiirada William iyo Harry ay dhaxgaleen shacab u soo baxay tacsi
____________________________________________________________________________

Axad:  10 Sebtembar 2022

Amiirrada William iyo Harry waxaa ku soo biiray xaasaskooda Catherine iyo Meghan oo ku sugnaa qasriga Windsor markii ay daawanayeen ubaxyada tacsida ee boqoradda iyagoo sidoo kale waqti ku qaatay inay la hadlaan dadkii badnaa ee ku soo xoomay dibeda qasrigan ku yaalla London.

Amanda Goldsmith waxay ka mid ahayd dad badan oo u yimid Windsor si ay ubax dhigaan, halkaas oo ay kula kulantay amiirka cusub iyo amiirada Wales.

“Gacanta ayaan ku salaamay William iyo Catherine. Aad bay u qurux badan tahay oo soo jiidasho ayay leedahay. Safiican ayay ila hadlayeen.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post