219 Views

Laba qof oo Somali ah xalay lagu dilay magaalada Ivanpark ee gobolka galbeedka Cape dalka Koonfur Africa.

Laba qof oo Somali ah  xalay lagu dilay magaalada Ivanpark ee gobolka galbeedka Cape  dalka Koonfur Africa.
____________________________________________________________________________

Axad: OCTOBER 2, 2022

Laba qof, ayaa xalay lagu dilay magaalada Ivanpark ee gobolka galbeedka Cape, deegaanka Guguletu dalka Koonfur Africa.

Labada qof, oo Soomaali ah, ayaa kala ahaa
Cabdikariin Cabdullaahi Maxamuud iyo Cabdullaahi Dheere, waxaana la weeray xilli ay ku sugnaayeen gudaha dukaankooda.

Dilka ayaa ka dhacay gudaha dukaan ay ku ganacsanayeen Soomaalida, oo rag hubaysan ugu soo galeen, kuwaas oo rasaas ku furay. Mid ka mid ah labada qof ee la dilay, ayaa isla goobta ku dhintay halka kan kale uu dhintay markii ibtaalka la geeyay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post