933 Views

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jamaal oo Khudbad ka jeediyay Shirka QM ee Isbeddelka Cimilada

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jamaal oo Khudbad ka jeediyay Shirka QM ee Isbeddelka Cimilada
____________________________________________________________________________

 


Talaado: November 9, 2021

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Danjire Jamaal Maxamed Xasan, ayaa khudbad ka jeediyay  shirka Qaramada midoobay ee looga hadlayo Isbeddelka Cimilada (COP26 ) ee ka socda Scotland, UK.

“Waxaa si buuxda nooga go’an meel marinta isbadalka kaas oo ku saleysan wadatashi bulsho si sare loogu qaado hanaanka horumarinta oo loo dhan yahay ayuu yiri wasiirka qoraheynta oo oo isniin ah qudbad ka jeediyay shirka isbadalka cimilada ee ka socda Scotland” ayuu yari Wasiir Jamaal .

Wasiir Jamal ayaa waxaa la filayaa inta uu ku sugan yahay Magaalada Scotland, UK. in uu kulamo kala duwan la qaato wufuuda kala duwan ee ka qeyb galeysa Shirka Qaramada Midoobay ee looga hadlayo Isbeddelka Cimilada.

Office Nairobi Kenya  

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post