210 Views

Duqa caasimadda Ukraine oo sheegay diyaaradaha Drones-ka ee saaka duqeeyay caasimadd ay tahay tallaabo qeyb ka ah ‘xasuuqa lagu hayo shacabka Ukriane’

Duqa caasimadda Ukraine oo  sheegay diyaaradaha Drones-ka ee saaka duqeeyay caasimadd ay tahay tallaabo qeyb ka ah ‘xasuuqa lagu hayo shacabka Ukriane’
____________________________________________________________________________

Isniin: OCTOBER 17, 2022

Duqa caasimadda Ukraine ee Kyiv , Vitali Klitschko ayaa sheegay diyaaradaha Drones-ka ee saaka duqeeyay caasimadd ay tahay tallaabo qeyb ka ah ‘xasuuqa lagu hayo shacabka Ukriane’.

Tiro dad ah ayaa ku dhaawacmay duqeymaha Ruushka uu ka geystay Kyiv, saddex qof ayaa ku dhimatay markii la duqeeyay dhismo, sida uu xaqiijiyay ku xigeenka arrimaha maamulka ee madaxtooyada Ukraine.

Wuxuu intaa ku daray in ilaa 19 qof laga soo badbaadiyay dhismaha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post