324 Views

Muhaajiriin dhaawacayo ka duwan qabo oo laga helay Giriigga

Muhaajiriin dhaawacayo ka duwan qabo oo laga helay Giriigga
____________________________________________________________________________

Arbaco: OCTOBER 26, 2022

Ururka Dhakhaatiirta aan xuduudda laheyn, ayaa sheegay in galankii danbe ee shalay ay jasiiradda Giriigga ee Lesbos ka heleen muhaajiriin dhaawacyo kala duwan qaba oo gacmaha ka xeran.

Ma suu’liin ka socday MSF, aya sheegay inay heleen koox muhaajiriin dhaawac ah oo dhowaan yimid Lesbos, kuwaasi sida la sheegay u baahnaa caawinaad guud iyo daaweyn deg-deg.

MSF, waxa ay ugu baaqday Dowladda Giriigga in ay qaadaan dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah, si looga hortago soo noqoshada dhacdooyinkan oo kale iyo in la hubiyo in dadku ay helaan soo dhaweyn ammaan iyo dhamaanba adeegyada ay u baahanyahiin dadka magangalyo doonka ah. 

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post