1026 Views

Dahabshiil oo sheegtay iney ka dhiseyso Muqdisho daarta uggu dheer

Dahabshiil oo sheegtay iney ka dhiseyso Muqdisho daarta uggu dheer
____________________________________________________________________________

Isniin: June 28 2021

Shirkadda Dahabshiil ayaa maanta shir ay ku qabatey Muqdisho shaaca kaga qaaddey mashruuc balaaran, kaasoo ah in Muqdisho ay ka dhiseyso daarta uggu dheer dhulalka Soomaalida.

Mashruucan ayaa socon doona sida wararka lagu helayo illaa iyo labo sano, taasoo bili doonta muuqaalka magaalada.

Shirkan ayaa markeedii hore shaqadeeda ka bilawdey dhanka lacag isu dirista, iyadoo markii danbana balaarisay qeybaha ganacsiga ay ka shaqeyso.

Muqdisho ayaa waa yadan danbe waxaa kusoo badanaya daaraha dhaadheer, oo ay ganacsatada ka dhisayaan magaalada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post