549 Views

Abiya Axmed oo u Hanjabay Qowmiyada Amaxaarada Xili Khilaaf Xoogan Soo kala dhexgalay

Abiya Axmed oo u Hanjabay Qowmiyada Amaxaarada Xili Khilaaf Xoogan Soo kala dhexgalay
____________________________________________________________________________

Arbaco: January 19, 2022

Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa hadda u muuqda in ay is wajahayaan Qowmiyada Amxaarada kuwooda xagjirka ah, waxaana uu shalay iyo maantaba jeediyey hadalo u muuqda fariimo toos ah oo kusocda Amxaarada oo ay is hayaan

“Callanka Itoobiya illaalin mayno haddaad tiraahdo,uma baahna inaan German iyo Japan tagnee, Sidii TPLF ayaa laydiin garaaci,Koox kasta oo aad ahaataba.

Sidoo kale Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Qowmiyada Amxaarada waxa uu u ahaa gacanta midig, maadaama ay abtiyaal u yihiin uuna gabar ka Qabo.

”Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post