555 Views

Doorashada Kenya: Siyaasiyiinta Soomaalida oo walaacsan

Doorashada Kenya: Siyaasiyiinta Soomaalida oo walaacsan
____________________________________________________________________________

Khamiis: July 7, 2022

Ayadoo wax ka yar mudda bil ah ay ka dhimantahay xilliga dalka Kenya ay ka dhacayso doorashada guud ee dalkaasi, ayaa waxaa soo baxaya walaac ay siyaasiinta Soomaalida ee Kenya ka qabaan in Soomaalida qaarkeed ay codeyn waayaan.

Siyaasiyiinta ayaa sheegaya in dhibaatooyinka dhanka amni-darrada ah ee ka jirta qaar kamid ah deegaanada xuduudaha ku yaala ee Gobbolka Waqooyi Bari aysan awoodi doonin inay ka qayb qaataan codeynta doorashada sababa la xiriira amnigooda oo ay u cabsanayaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post