402 Views

Taliye Odowaa Yuusuf Raagge oo kormeeray deegaanadii lagala wareegay Al-shabaab

Taliye Odowaa Yuusuf Raagge oo kormeeray deegaanadii lagala wareegay Al-shabaab
____________________________________________________________________________

Khamiis: OCTOBER 20, 2022

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raagge ayaa kormeer shaqo ku Tegay deegaanka Xawaadlay ee gobolka Shabeelada Dhexe halkaas oo dhawaan laga xorreeyey Ururka Al-shababab.

Janaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa si gaar ah u kormeeray furimaha ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin deegaanka Xawaadley.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ciidamada  ku sugan deegankaas ku booriyey difaaca shacabka Soomaliyeed iyo sifeeynta kooxda Al-shabaab.

Deegaanka Xawaadleey waxaa ku taalla buundo toos ah oo Al-shabaab iskaga kala gudbi jireen gobolada dhexe iyo gobolada koofureed.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post