1323 Views

RW Rooble , maamul Gobaleedyada Madaxweynayaashii oo shir albaabada u xiran yihiin la leh Guddoomiyaha Aqalka Sare

RW Rooble , maamul Gobaleedyada Madaxweynayaashii oo   shir albaabada u xiran  yihiin la leh Guddoomiyaha Aqalka Sare
____________________________________________________________________________

May 27 2021

RW Rooble, Madaxda maamul gobaleedyada dalka iyo Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif iyo Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hadda shir albaabada u xiran  yihiin la leh Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Madaxweyne Farmaajo oo ku sugan Teendhada Afisyooni ayaan qeyb ka aheyn shirka socda ee xalka loogu raadinayo khilaafka siyaasiinta ka soo jeeda gobolada Waqooyi ee la xariira arrimaha doorashada Soomaaliya.

Sidoo kale Waxaana dib u dhacay khudbadihii ay jeedin lahaayeen madaxda ka qeyb galaysa shirka xiritaanka shirka lagu shaacinaayo heshiiska ay wada gaareen RW Rooble, madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha gobolka banaadir.

\

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post