447 Views

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo raaligalin siiyey Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo raaligalin siiyey Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Khamiis: LULY 21, 2022

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa raaligalin ka siiyey Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya hadal uu dhawaan jeediyey oo kuwajahnaa, ciidamada Shisheeye ee kusugan gudaha dalka.

Mr, Xamse ayaa kusifeeyey hadalkiisa mid la suura-xumeeyey, isagoo sheegay in erayada uu adeegsaday loo dhigay si aan sax aheyn, uuna la xariirin arrimo diimeed iyo quursi ciidanka Ajnabiga ah.

Ra’iisulwasaaruhu wuxuu u sheegay Xubnaha Golaha Amniga Africa in ay wada shaqeyn diyaar u yihiin, dibna loo eegi doono qorshaha STP- oo ay Dawladdii Farmaajo diiday in ATMIS ciidan cusub lagu kordhiyo, taas oo ay Dawladda Masar doonayso in ay ciidan kuyeelato howlgalka Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post