1389 Views

SAWIRO:-Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub

SAWIRO:-Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL April 1, 2019 –Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed(Amar-dambe) ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub.

Mudane Xasan Cali Maxamed Wasiirka Difaaca ayaa Kulanka ka dib sheegay in Saraakiisha ka socotay Midowga Yurub uu kala hadlay arrimo Muhiim ah kuwaas oo la xiriira Iskaashiga dhanka Ciidamada.

“Waxaan maanta kula kulmay Xafiiskeyga Saraakiil ka socotay Midowga Yurub waxaan ka wada hadalnay Arimo muhiim ah oo la Xiriira iskaashiga Milatari ee Labada Dhinac” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga XFS.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment