522 Views

Cristiano Ronaldo iyo xaaskiisa oo shaaciyay geerida wiilkooda

Cristiano Ronaldo iyo xaaskiisa oo shaaciyay geerida wiilkooda
____________________________________________________________________________


Talaado: April 19, 2022

Ciyaaryahanka kooxda Manchester United, Cristiano Ronaldo iyo Georgina Rodriguez ayaa shaaciyay geerida wiilkooda yar, iyagoo sheegay inay tahay “xanuunka ugu weyn ee waalid uu dareemo”.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee ka soo jeeda dalka Portugal ee 37 sano jirka ah iyo xaaskiisa oo 28 sano jir ah, ayaa sugayay ilmo mataano ah, wiil iyo gabadh.

Gabadha ayaa badbaaday halka wiilkii mataanka lahaa uu geeriyooday, lammaanaha ayaa qoraal ay shaaciyeen ku yiri, “gabadha yar waxay na siinaysaa rajo iyo farxad “. “Wiilkeena, waxaad tahay malaa’igteena. Had iyo jeer waan ku jeclaan doonnaa,”

Office Nairobi Kenya



_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post