573 Views

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay doorashada seddex kursi

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay doorashada seddex kursi
____________________________________________________________________________

Sabti: February 12, 2022

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed Galmudug oo shaaciyeen Guddiga Xulista Ergada kuraasta seddex kursi oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed ee dorashadooda ka socoto Dhuusamareeb.

Jadwalka doorashadooda kuraasta oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacbka ee deegaan doorashadoodu ay tahay Magaaladda Dhuusamareeb ayaa dhicidoonta maalinta isniinta ah.

  1. HOP#040
  2. HOP#138
  3. HOP#007

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post