Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Qadar Posted on February 12, 2022 by QOL Contributor | Sabti: February 12, 2022 Wasiirka Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qadar ee Soomaaliya Mudane…Read more »
Mareykanka oo Muwaadiniintiisa ugu Baaqay in ay ka Baxaan dalka Ukraine Posted on February 12, 2022 by QOL Contributor | Sabti: February 12, 2022 Maamulka Biden ayaa ku boorinaya dadka Mareykanka ah ee ku sugan Ukraine in ay dalkaa uga baxaan 24 ilaa…Read more »
Kurasta ay u tartamayaan Kulane oo ah Sarkaal ka tirsan hay’adda NISA. Iyo CC Shakuur oo la shaaciyey Posted on February 12, 2022 by QOL Contributor | Sabti: February 12, 2022 Guddiga doorashada maamulka Galmudug ayaa shaaciyey xilliga la qabanayo doorashada laba ka mid ah kuraasta sida aadka ah isha…Read more »
Lauren Black “ Instagram 13 saacadood oo xiriir ah baan taleefoonka daawanayay Posted on February 12, 2022 by QOL Contributor | Sabti: February 12, 2022 Sidii ay Lauren Black ay u heshay in ka badan 100,000 taageere Instagram, waxay dareentay in cadaadiska uu ku soo…Read more »
Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada Dowladda Posted on February 12, 2022 by QOL Contributor | Sabti: February 12, 2022 Cismaan Abii Bakar Maadey oo tirsanaa kooxda Alshabab ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya, sida ay sheegtay wakaaladda…Read more »
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka oo ku eedeeyay Mareykanka in uu wado olole dacaayad ah oo ku saabsan duulaanka Ruushka ee dhanka ah Ukraine Posted on February 12, 2022 by QOL Contributor | Sabti: February 12, 2022 Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov, ayaa ku eedeeyay Mareykanka in uu wado olole dacaayad ah oo ku saabsan…Read more »
Ilhan Cumar oo ka dalbadey maamulka Madaxweyne Biden dibu eegista cunaqabateynta saaran Soomaaliya Posted on February 12, 2022 by QOL Contributor | Sabti: February 12, 2022 lhaan Cumar, oo ah xildhibaanad ka tirsan Koongareeska Mareykanka, ayaa warqad u qortey maamulka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Warqadda ayaa…Read more »
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Posted on February 12, 2022 by QOL Contributor | Sabti: February 12, 2022 Ra’iisul Wasaararaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay. Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya…Read more »
Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay doorashada seddex kursi Posted on February 12, 2022 by QOL Contributor | Sabti: February 12, 2022 Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed Galmudug oo shaaciyeen Guddiga Xulista Ergada kuraasta seddex kursi oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka…Read more »
Biden oo Go’aan ka Careysiiyay Taliban ka Gaaray Lacagtii Xayirneyd ee Afghanistan Posted on February 12, 2022 by QOL Contributor | Sabti: February 12, 2022 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa Jimcihii saxiixay amar fulin ah oo oggolaanaya in ku dhow kala bar $ 7 bilyan…Read more »