426 Views

Kurasta ay u tartamayaan Kulane oo ah Sarkaal ka tirsan hay’adda NISA. Iyo CC Shakuur oo la shaaciyey

Kurasta ay u tartamayaan Kulane oo ah  Sarkaal ka tirsan hay’adda NISA. Iyo CC Shakuur oo la shaaciyey
____________________________________________________________________________

 

Sabti: February 12, 2022

Guddiga doorashada maamulka Galmudug ayaa shaaciyey xilliga la qabanayo doorashada laba ka mid ah kuraasta sida aadka ah isha loogu hayo ee golaha shacabka.

Labada kursi ee doorashadooda la shaaciyey ayaa kala ah HOP#40 oo loo xiray Cabdullaahi Aadan Kulane o ahaa sarkaal ka tirsan NISA ahaana dadkii loo aanaynayo Dilka Ikraan Tahliil ayaa lagu wadaa in ay ka dhacdo dhuusamareeb 24 saac kadib oo ku began maalinta isniinta ah.

Sidoo kale waxaa  HOP#138 oo uu u tartamayo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, lagu wadaa in ay dhacdo 14-ka bishan Febraayo oo ku beegan Isniinta

Kursiga HOP#40 ayaa horey u ahaa mid ay dumar ku fahdisay balse waxaa hadda loo soo wareejiyey rag, si loo siiyo Kulane oo ka mid ah saraakiisha saree e hay’adda NISA.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post