Madaxweynaha Hirshabelle oo la kulmay Saraakiishii kacdoonka Hiiraan
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa la kulmay Korneyl Nuur Dheer Xildhibaan iyo saraakiil kale.Korneylka…