1830 Views

Ciidamadamada badbaado Qaran oo shirkoodii soo af jaray Gudoomiyana u doortay Janaraal Cali Cosoble Caraay Gacma-dule

Ciidamadamada badbaado Qaran oo shirkoodii soo af jaray  Gudoomiyana  u doortay Janaraal Cali Cosoble Caraay Gacma-dule
____________________________________________________________________________

May 4, 2021

Waxaa Magaalada Muqdisho saacadihii  la soo dhaafay ka socday kulan u dhaxeeya saraakiisha hogaamineysa Ciidamada Badbaado Qaran, kuwaas oo diidanaa muddo korarsigii laga laabtay ee Golaha Shacabka u sameeyeyay.

Kulankaan oo ahaa mid albaabada u xiran ayaa waxaa ka Qeyb galay saraakiisha Hogaaminaysa Ciidamada Badbaado Qaran waxayna kulankaas ku doorteen guddi ka kooban 7 xubnood oo isugu jira qeybaha ciidamada, kuwaas oo iska dhax doortay guddoomiye, ku-xigeen iyo afhayeen. 

Guddoomiyaha guddiga ayaa loo doortay Janaraal Cali Cosoble Caraay (Gacma-dule), halka ku xigeenna loo doortay Janaraal Indha Cade, ayada oo afhayeenka oo loo doortay Gaashaanle Diini Rooble Axmed.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post