945 Views

Khasaaraha bani’aadanimo ee ka dhashay dagaalka sokeeye ee Itoobiya

____________________________________________________________________________

Sabti: February 12, 2022

Dagaalka sokeeye ee Itoobiya ku dhex maraya ciidamada dawladda iyo falaagada TPLF iyo ururada kalee fallaagada ah ee ay gacan saarka leeyihiin, ayaa waxa ka dhashay duruufo ba’an oo aademino.

Waxaa ku dhintay kumanaan qof in ka badan 400,000 oo kalena macaluul ayay haatan qarka u saaran yihiin. Qaramada Midoobay ayaa dhamaan dhinacyada dirtu dhex taal ku eedaysay falal dambiyeedyo iyo gumaadk.

Biliwii u dambeeyey ayaa mar waxa la moodayey in xataa magaalada madaxda dalku ay gacanta u geli doonto fallaagada.

Warbixintan ayaa lagu eegayaa khasaaraha aadamenimo ee colaadaasi dhalisay

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post