Muqdisho, September 23, 2015 — Somaaliya waxa ay ubaahantahay madax karti u leh in ay iska dhiciyaan Xabashida, meel kasta wadanka ka soo gashay. Waxan aragnaa in Itoobiya ay dooneeyso in ay wadankeena gumeeysato, ayada oo la taliyaal ay u yihiin kuwa u bartay in ay Xabashida gacanta u hoorsadaan.
Shacbiga Soomaaliyeed ayeey u taal arintaas ceebta leh. Xabashi Soomaaliya ma qabsan-karto, lakinse waxaa u maja-xaabinayo Basaasiin lagu yaqaano in ay wadanka iibsadaan, ka dib marki ay ku fashilmeen siyaasadi wadanka.
.
.
_________________________
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________