408 Views

Shirka Amniga Gobalka Mudug Oo Lagu qabtay Gaalkacyo

Shirka Amniga Gobalka Mudug Oo Lagu qabtay Gaalkacyo
____________________________________________________________________________

Isniin: August 1, 2022

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Mudan Faysal Sheikh Cali (Jifo Jabsade) ,ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka Amniga Gobalka Mudug. Waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Dagmada Gaalkacayo,Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobalka Mudug Xisaabiyaha maaliyadda Gobalka, Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Mudug iyo Taliyaha Ciidanka aagga Mudug iyo Cayn iyo Saraakiisha kale. Shirka ayaa waxaa looga hadley amaanka guud ee gobalka mudug iyo la dagaalanka argagixisada.

Ugu dambeyn kulanka ayaa laga soo saaray  qodobo ay muhiim tahay in wax laga qabto.

1; la dagaalanka sharwadayaasha

2; Hubka sharci darada ah ee shacabku ku dhax qaataan gudaha magaalada,

3 Muranka dhulalka oo ah mid inta badan ay ka dhashaan iska hor imaadyado ay waxyeelo kasoo gaarto dadka shacabka ah.



Office  Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post