756 Views

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo soo saaray liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo soo saaray liiska Musharixiinta Aqalka Sare
____________________________________________________________________________

Muqdisho | September 08, 2021:Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo Maamulka Hirshabeelle ku matalaya Xildhibaannafs Aqalka Sare.

liiska uu soo saaray Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa ka duwan Maamulada kale, waxaana jira qaar kamid ah kuraasta oo ay ku tartamayaan in ka badan Shan Musharax.

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ayaa u muuqda in uu ka dhabeeyay hadal uu dhawaan sheegay ee ahaa in uusan shaqsi u xiri doonin kuraasta Aqalka, waxaana dhamaan intooda badan liiska kasoo muuqday Xubnaha u sharaxan Aqalka Sare.

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post