693 Views

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka BJFS oo maanta Muqdisho lagu qabtay.

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka BJFS oo maanta Muqdisho lagu qabtay.
____________________________________________________________________________

Talaado: January 25, 2022

Doorashada Kuraas kamid ah Golaha Shacabka BJFS oo ku matalo  Somaaliland ayaa saakay ka socoto magaalada Muqdisho ee Casimadda dalka.

Ugu horeeyntii Khadra Maxamuud Raage ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#247ee golaha shacabka BJFS oo kamid ah kuraasta maanta  Doorashadooda ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

Dhanka kale Cabdiraxmaan Axmed Suge ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#245 ee golaha shacabka BJFS.

Gudiga Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaciyay natiijada Hordhaca ah ee Lababadaani kursi oo saka lagu doortay Iskuulka Gen Kaahiye ee Magaalada Muqdisho

Warbaahinta madaxa banaan ayaa saakay loo ogolaan in ay goobta tagaan oo ay soo tebiyaan doorahada Golaha Shacabka BFS gaar ahaan tan Gobolada Waqooyi.

Kursigii Seddaxaad ayaa hadda socda Doorashadiisa Waxaana Saakay mar qura lagu soo waabiriistay Qeeybo kamid wadooyinka Muqdisho oo xiran, taas oo sida saraakisha amaanka shegeen aheeyd mid lagu xaqiijiyay Amaanka Doorashada ka dhaceyso Dugsiga Gen, Kaahiye.

..

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post