Mareykanka oo shaaciyay magacyada Shanta nin ee gacanta ku heysa maamulka Al-Shabaab
Khamiis: OCTOBER 27, 2022 Bayaan dhawaan kasoo baxay Mareykanka, oo lasoo dhigay bogga wasaaradda Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Washington ayaa lagu shaaciyay magacyada rag…