279 Views

Xildhibaan Mashruuc oo Argagaxiso ku tilmaamay Midoowga Musharxiinta KG

Xildhibaan Mashruuc oo Argagaxiso ku tilmaamay Midoowga Musharxiinta KG
____________________________________________________________________________

Xildhibaan mashruuc oo kamid ah xildhibaanada DFS, kana qaybgalyey munaasabada Madxweynaha Muda Xileedkiisa Dhamaaday ee laftagareen ayaa ku sheegay midoowga musharaxiinta KG in ay yihiin rag ashabaab xiriir leh isaga oo dhaliil ugu dhigay ladagalanka argagixasadda al shabaab, iyada uu iska indhatirayo baaqii ay soo saareen midowga musharxiinta todobaadyadii la soo dhaafay ee kujiray la dhagaalanka argagaxisadda al shabaab.

Sidoo kale waxa uu  ayidday muda kordhinta madxweynaha muda xileedkiisa dhamaaday, xildhibaanadan ayaa hore loogu soo saaray xulashada  madxweynah mudadiisu dhamaatay ka qaybgalay munaasabada ayaa dhamaantood ugafay siyaaiinta iyo Musharxiinta Madxweynaha KG.

Arintaan ayaa imaneysa iyaduu caawa u dabaal dagayo madxweynaha Mudadiisu dhamaatay Muda kordhintii uu sameystay.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post